Archive for May 31st, 2021

Kulan loo qabtay Odayaasha dhaqanka iyo Culumada.

Kulan loo qabtay Odayaasha dhaqanka iyo Culumada.

May 31, 2021

Uncategorized:

Dallada Dhallinyarada Puntland ayaa waxay soo agaasintay Kulan looga hadlaayay doorka Dhallinyarada iyo Haweenka ee ka qayb-galka siyaasadda iyo hoggaaminta dalka. kulanka waxaa ka soo qaybgalay oo goobjoog ka ahaa… Read More ›