Archive for May, 2021

Kulan loo qabtay Odayaasha dhaqanka iyo Culumada.

Kulan loo qabtay Odayaasha dhaqanka iyo Culumada.

May 31, 2021

Uncategorized:

Dallada Dhallinyarada Puntland ayaa waxay soo agaasintay Kulan looga hadlaayay doorka Dhallinyarada iyo Haweenka ee ka qayb-galka siyaasadda iyo hoggaaminta dalka. kulanka waxaa ka soo qaybgalay oo goobjoog ka ahaa… Read More ›

Tababar loo qabtay Dhallinyaro iyo Haween.

Tababar loo qabtay Dhallinyaro iyo Haween.

May 26, 2021

Uncategorized:

Dhallad Ururrada Dhallinyarad Puntland waxay Magaalada Garoowe tababar ku saabsan ka qayb-galka doorashooyinka golayaasha Degaanka ee Puntland u qabatay Dhallinyaro iyo Haween. Tabarkaan oo xoogga lagu saraayay Tayeynta iyo Kor u… Read More ›